Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho Faahfaahino ka soo baxaya

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan  qarax xoogan oo galabta ka dhacay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Qaraxan ayaa ka dhacay wadada warshadaha gaar ahaan inta u dhexeysa Isbitaalka Carafaat iyo isgoyska Jeneraal Daauud, waxaana daryankiisa laga maqlay meelo badan. Masuuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Yaaqshiid ayaa sheegay in qaraxan uu ahaa miino la aasay … Continue reading Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho Faahfaahino ka soo baxaya